Madaxweyne Cabdi Max’uud Cumar oo TV-ga hadal uga jeediyey shacabka DDSI

Madaxweynaha dowlad degaanka Soomaalida Itoobiya Cabdi Max’uud Cumar ayaa ka soo muuqday telefishinka ku hadla codka Maamulkiisa ee ESTV, isagoo shacabka degaankiisa ugu baaqay iney xaalada dejiyaan. Cabdi Max’uud Cumar ayaa sheegay inuu ka xun yahay dhibaatadii manta ka dhacday magaalada Jigjiga iyo degaanada kale ee maamulkiisa, isagoo shacabka xusuusiyey iney ilaaliyaan dhaqankii lagu yaqaanay … Continue reading Madaxweyne Cabdi Max’uud Cumar oo TV-ga hadal uga jeediyey shacabka DDSI